Video:-Maxaa ka fulay balanqaadyadii Farmaajo 3-sano kadib?

Sadex Sano Kadib Balan-Qaadyadii Farmaajo ee xiligii olalaha doorashada,ayaa laysku waafaqay in aysan waxba ka fulin.

Hadaba muuqaal lagu soo koobay balanqaadyadaas hoos ka daawo.

Halkan ka daawo muuqaalka