Bardacad oo ku geeriyooday Maraykanka

Yuusuf Cismaan Samatar (Bardacad) mid ka mid ah kuwa ugu miisaanka culus siyaasiyiinta soo jireenka ah oo geeriyooday.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Guud ahaan Somali weyn,gaar shaan qoyskii iyo eheladii samir iyo imaan rabi haka siiyo.

Bardacad waxuu ku geeriyooday dalka Maraykanka.

Jibril Qoobey.