Video:-Madaxweyne Deni oo kormeeray xarumo muhiim ah

Madaxweynuhu waxuu booqday xarumo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen..

1.Dekadda Dooraale,
2.Dekadda Damerjoog,
3.Xarunta xargaha qaada Internetka xawaarihiisu dheereeyo “Fibre Optic Cables” 4.Aaga ganacsiga xorta ah ee “Jabuuti Free Trade Zone”,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka