Booliska Puntland oo Xabsiga utaxaabay shaqaale ka tirsan garoonka Bosaso

Dhamaan Dadkii qaaday sawiradan Booliska Puntland qaybta Bari gacantay ku dhigeen.

7-ka mid ah shaqaalaha Dabdamiska garoonka diyaaradaha Bosaso,ayaa la qabtay baaris dheer kadib waxaa lasii daayay 4-ka mid ah Dadkaas.

Shaqaalaha Dabdamiska garoonka Bosaso waxay ahaayeen kuwa kaliya ee loo daayay Taleefoonadooda gacanta xiliga ay soo dagaysay diyaaradan.

Talaabadan waxay wax weyn ka taraysaa in aan mar danbe lagu xadgudbin nidaamka.

Jibril Qoobey