Video:-Wakiilka Qaramada midoobey oo soo gaaray Garowe

Madaxweynaha Dowladda Puntlans Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehelinayo Madaxwayne Ku-xigeenka Dowladda, Axmed Cilmi Cismaan karaash,ayaa qasriga Madaxtooyada kusoo dhoweeyey,wafti uu hoggaaminayo ergeyga gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliya Danjire James Swan.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka