Video:-Fariinta W.Caafinaadka Puntland ee Corona

Hadii aad joogto Puntland, oo aad isaga shakido ama aad isku aragto calaamadaha xanuunka Coronavirus, fadlan wac lambarkan lacag la’aanta ah (343).

Waxaa ku caawin doona team aqoon u leh arrimaha caafimaadka, kana tirsan Wasaarada Caafimaadka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158094811156878&id=742346877