Deg-deg:-Qarax ka dhacay Bosaso

Qaraxu waxuu ahaa mid lagu aasay dhulka oo la qarxiyay majirto ilaa iyo hada khasaare ka weyn firir oo ka dhashay.

Ciidanka Booliska,ayaa goobta gaaray kana bilaabay baaris.

Goobta qaraxu ka dhacay waa Hotel Nakhiil Bosaso sida warka ugi danbeeyay uu xaqiijinayo.

Jibril Qoobey.