Shalay iyo maanta keebuu saxsanaa Faroole??

C/raxmaan Faroole xalay waxuu aad ugu dadaalay oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii aan loo layn lahayn dhalinyaradii Bah-Awrtable Muuse Ciise ee Degmada qabsaday!

MA XUMA

Balse waxa isu kay qaban wayday in uu hada ka hor go’aamiyey isaga oo Madaxweyne ah in lagu gumaado Khayr seexay Dhalin yaradi Beesha Reer yoonis Abokor Ciise ee dhulka qandaraaska Maxamuud Shido dhisayayay qabsaday!!.

MARKA ODAYGU MA XALU SAXNAA MISE WAGAAS AYUU SAXNAA??

Su’aashaas waa u hakaday xaqiiqdii uu keenay Nin Oday ah oo qormadan qoray laguna magacaabo Saadiq.

Faroole in kuwana yiraahdo gorgortan halala galo kuwa kale oo sila Deegaanka ahna gacantiisa uu ku laayo waa waxaan isqabanayn!!!.

Jibril Qoobey.