Madaxweyne QoorQoor oo magacaabay Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru-dowlayaal (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (QoorQoor), ayaa dhameystiray Golaha wasiirrada DGGM, isagoona magacaabay 25 Wasiir ku-xigeen iyo 11 Wasiiru-dowlayaal.