Video:-Halkee ku danbeeyay khilaafkii Deni iyo Karaash?

Ilaa iyo hada wada hadal guulaystay oo dhexmaray Deni iyo Karaash majiro.Ma kulmin oo xataa isku soo dhawaansho fikradeed kama dhex abuurmin.

Ma kulmin oo xataa isku soo dhawaansho fikradeed kama dhex abuurmin.Deni weli waxuu ku adkaysanayaa in ay sharciga ku kala baxayaan Karaash,waxaana muuqata qorshe abaabulan oo hadalkaas si xaqiijinaya.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo qaybtood Turkiga joogtay,ayaa caawa halkaas kasoo anba baxaya,kuwaasoo loo soo diray Tigdiho.Dadaalka ugu xooga badan ee dhexdhexaadinta waxaa waday Gudoonka Baarlamaanka,balse kuma aysan guulaysan oo labada dhinacba kama helin wax tixgalin ah,waxaana muuqatay in la quursanayo.

Halka Karaash raadinayo wada hadal dad kala duwana la xiriirayo.

Karaash waxuu ku jiraa go’doon dhan walba ah oo uusan usii dulqaadan karin

.Jibril Qoobey.

Halkan ka daawo muuqaalka