Dad badan oo ku geeriyooday Qaraxii Duleedka Muqdisho

Qaraxii ka dhacay duleedka Muqdisho,waxaa ku dhintay 6-qof.

Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 7-kale oo laba qof culus tahay,sida uu xaqiijiyay Agaasimaha Isbitaalka Madiina oo Maydadka iyo dhaawaca la keenay.

Jibril Qoobey.