Madasha PTC oo baaq kasoo saartay khilaafka M.Puntland

Madasha #PCT waxay soo saartay baaq ku aadan khilaafka Madaxda sare ee #Puntland, gaar ahaan Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.