Video:-Faroole’Gardafuul Jimce lagamaba tukado¨

“Gardafuu Jimce lagama tukado oo 40-qof lagamaba heli karo”Sidaa waxaa horay u yiri Madaxweyne Faroole oo ka falcelinayay Nin sheegay xiligaas in uu maamul gaar ah udhisay Gobolkaas.

Faroole hadalkaas waxuu ula jeeday in maamul loo dhiso iskabadaaye Gobolka Jimce in aan lagaba tukan dad yari darteed.

Haatan muran ka dhashay tirikoobka Ciidanka ayay Toboneeyo Askar oo is abaabulay ku sheegeen in ay Puntland ka go’een oo ku xirteen Dowlada Fadaraalka ah.

Gudiga dib uhabaynta Ciidamada ee uu hogaamiyo Xasan Shire Wasiirka Maaliyada,ayaa ka joojiyay Mushahaarkii iyo adeegii ay heli jireen Askarta Gobolkaas ka diwaangashaynayd ilaa ya Bosaso yimaadaan oo si rasmi ah isku diiwaangaliyaan.

Halkan ka daawo muuqaalka Askartaas