Wasiiro hore oo ku biiray Ururka Mideeye

Waxaa lagu soo dhoweeyay xarubta Cisbiga Mideeye laba xubnood oo ka mid noqday Aas-aasayaasha Ururka Mideeye.

Duqii hore ee Degmada Bosaso Eng Yaasiin Mire iyo Wasiir Sucaad Saalax.

Labada masuul ee ku biiray Mideeye,ayaa ka mid ahaa Wasiir ku xigeenadii todobaad ka hor xilka looga qaaday Sxb-dhow oo ay la ahaayeen M-xigeenka.

Sucaad iyo Yaasiin waa siyaasiyiin miisaan culus oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladda Puntland.

Jibril Qoobey.