Barakacayaashii Muqdisho oo lacag loo qaybiyay

Hal qof oo deegaanka reer Muqdisho ah kuma jiro guud ahaan dadka lasoo saaray.

Waa Dadka Kaamamka barakacayaasha ku jira ee xooluhu soo dhaafiyeen abaaraha.

Hooyadaas Da’da ah ee dayacu ka muuqdo majirto sabab ay Farmaaja-ha aan banaanka usoo bixin ay ugu mudaaharaado.

Waxa kaliya ee shacabkan lagu soo saaray waa 5$ oo loo qaybiyay qoyskii,iyadoo qandaraaska hawshana ay qaateen horjoogayaasha iska leh Xeryaha Barakacayaasha Muqdisho.

Shalay markuu ku hor ceeboobay Mayeeraanku Baarlamaanka,saxaafada iyo caalamka,ayuu Cumar Finish uyeeray oo yiri beri wax walba samee oo hiili.

Faataadhugle Farmaajo wakhtigiisii waa soo gabagaboobay.

Jibril Qoobey.