Madasha Xisbiyada oo war kasoo saaray Doorashada

War-murtiyeed ay ku mideysan yihiin Madasha Xisbiyada Muqdisho ee kala ah…

Xisbiga Wadajir, Isbabeysiga Xisbiyada Hiigsi iyo isbaheysiga isbeddel doonka 1-da luulyo ayaa lagu cambaareeyey xad gudubka ciidamada Itoobiya ee aan ka tirsaneyn AMISOM ka geystaan gudaha Soomaaliya iyo Wakiilka midowga Africa.