Farmaajo oo aan fulin qodob muhiim ah oo….

Waxaa muuqata in mid ka mid ah labadii qodob ee kasoo baxay kulankan ee uu balan qaaday Madaxweynuhu in uusan fulin ilaa iyo hada.

Qodobkaas,ayaa ahaa in uu joojiyo Madaxweynuhu Dooda ka socota Baarlamanka ee Xeerarka Afarta ah.

Aqalka sare maanta,ayuu ka hor yimid Xeerarkaas.

Sidoo kale Puntland iyo Jubaland,ayaa la filayaa in ay soo saaraan War ay kaga soo horjeedaan Xeerarkaas.

Beesha caalamka,ayaa si dhow ula socota wada shaqaynta bilowga ah ee Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Jibril Qoobey.