Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Axmed Madoobe

Madaxweynaha Dowlada Jubaland waxuu aad ubogaadiyay Xukuumada iyo Shacabka Galmudug.

Axmed Madoobe waxuu ku dheeraaday nidaamka dalka iyo maamul wanaaga.

Madaxweyne Axmed waxuu jeediyay khudbad muhiim u ahayd horudocodka dalka.

Jibril Qoobey.