Madaxda Dhuusamareeb ku shirsan oo xalay kulan gaar ah wada qaatay

Kulankii xalay ay sida gaarka ah madaxdu uwada qaateen waxuu ahaa kii rasmiga ahaa ee Shirka.

Kulankaas albaabada,ayaa uxirnaa,waxaana looga xaajooday arimo xasaasiya oo ay ugu waa weynaayeen…

B.Doorashada.
T.Amniga
J.Maqaamka Muqdisho

Madaxdu waxay kulankaas ku qabsadeen gudiyadii farsamada ee sii dhiraarin lahaa qodobadan laga wada xaajooday.

Ugu danbayn waxaa la filayaa in Shirku soo gabagaboobe caawa kana soo baxo Warmurtiyeed muhiim ah oo laysku raacay.

Jibril Qoobey.