Duqa Garowe oo laga yaabo in uu galaafato iibinta Guriga Baarlamaanka !!

Duqa Garowe ee muujiyay hogaaminta quruxda badan,waxuu eersan doonaa ka hor imaanshihiisa iibinta xarunta Baarlamaanka.

Awal ayay ulo booc ah ugu tukubayeen Wasiir Arjun iyo Sxb-kiisa is qariya oo uu ka qadiyay Mashaariicda Dowlada Hoose.

Duqa Caasimada ragaasi waxay uga baqayaan in uu khatar ku noqdo hankooda mustaqbalka.

Xarunta Baarlamaanka Shirkada iibsanaysa waxaa leh Ninka isqariya.

Jibril Qoobey.