Video:-Tagida Dhuusmareeb goormay danbi noqotay?

Wasiirka Dhalinyarada Dowlada Fadaraalka Somaliya oo ka hadlaysay baarlamaanka oo ay xubin ka tahay,ayaa ka hadashay tagida Dhuusmareeb ee Gudoomiye xigeenka labaad ee Golaha shacabka Fadaraalka Mahad Cabdalla Cawad.

”Gudoomiye xigeenka waxaan ku aragnay Dhuusmareeb lamana casumin Gudoonka ee suu ku tagay Dhuusamareeb hanaloo cadeeyo’ayay tiri Khadiijo.

Sida ka muuqata Khadiijo waxay ka caraysan tahay tagida Dhuusamareeb ee Cawad,taasoo dad badan ay iswaydiinayaan waxa danbiga ka dhigay tagida Magaaladaas oo waliba xiligan ay ka socdaan shirara masiiriya.

Halkan ka daawo muuqaalka