VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo laalay heshiis caalami ah

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyad ugu codeeyay in la laalo heshiiskii is-afgaradka ee dhex maray Seychelles & Puntland, oo ku aadanaa Maxaabiista Burcad-badeedka ugu xiran Puntland.