CC Warsame “Shirka Dhuusa-mareeb kaddib dalku wuxuu aadin labo jiho mid” (VIDEO)

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oougu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441-Hijriga, ayaa fariin u diray Madaxda DFS, Dowlad Gobaleedyada iyo Shacabka Soomaaliyeed.