Madaxweyne QoorQoor oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor), ayaa dhammaan Shacabka Soomaliyeed gaar ahaan dadweynaha Galmudug ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul Adxaa.