VIDEO: Goobta Xuska 1-da August ee Gaalkacyo loogu talagalay

Fagaaraha loogu talagalay Xuska 1-da August ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug oo uu ka qeyb-galayo Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni.

LIVE Caawa kala soco Idil Television.