UK oo taageero u ballan-qaaday Maamulka Galmudug

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay safiirka dowlada UK u fadhiya Soomaaliya mudane Ben Fender.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka Soomaaliya iyo sare u qaadida mashaaricda hormari need ee ay hay,adaha uk ay ka wadan dowlada goboleedka Galmudug

Ambasador ben fender safiirka uk ee somalia ayaa hogaanka dowlad goboleedka galmudug ku amanay shaqada fican ee ay qabteen mudadi yareeyd ee ay xilka hayeen wuxuna balanqaday in uk ay si dhow ula shaqayn doonto galmudug ta cusub ee u hogaamiyo madaxweyne ahmed abdi kaariye

Madaxweyne kuxigeenka galmudug mudane ali dahir eid aya maalmahan ku sugan magaalada muqdisho ee caasimadda somalia waxana u kulamo kula leeyahay beesha calamka asago dirada saraya in hay,adaha hormarinta calamka in ay xarumo ka samaystan Galmudug si ay uga qayb qataan hormarka Galmudug state.