Madaxweyne Deni oo markale Farmaajo ka diiday codsigiisii

Madaxweyne Deni markale,ayuu Farmaajo ku gacansayray bilaabida wada xaajoodka.

Deni waxuu usheegay Farmaajo in Pl iyo Jl aysan galayn wada hadalo ay ka maqan yihiin Maamulada kale.

“Khasab waxaa ah in la helo 3-da maamul ee kale hadii aan rabno in aan soo afjarno khilaafkeena xalna ka gaarno hanaanka doorashada”Ayuu yiri Deni.

Markale sida xogtu sheegayso Deni waxuu Farmaajo kula taliyay magacaabista Ra’isalwasaaraha.

Jibril Qoobey.