SIIDAYNTA MAXAABISTA SIYAASADEED OO ITOOBIYA KA BILAABATAY

SIIDAYNTA MAXAABISTA SIYAASADEED

Enginer Yiliqal Getinet ayaa maanta lasii daayay,waana qofkii saddexaad ee muddo labba maal-mood gudahooda lasii daayo.

Siddaad wararkeenii hore kula socoteen waxaa bilawday qorshihii Abiye Ahmed ee ahaa siidaynta maxaabista siyaasada u xidhan.


Xigasho..VOSS TV