VIDEO: Cabdi Qeyb-diid oo su’aalo adag weydiiyay Madaxweyne Deni

Senator Cabdi Qeybdiid ayaa su’aal weydiiyay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo maanta khudbad ka jeediyay Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Senator Qeyb-diid ayaa weydiiyey Su’aal ah”Ma inaad Madaxweyne Farmaajo la heshiisaan oo kaliya ayaad u timaadeen,Mudada aad joogtaanse macquul ma tahay inaad madaxweynaha ku qancisaan in Ra’iisul-wasare magacaabo?”

Su’aal weydiintiisa oo sii socota ayuu weydiiyey markale”Hadda Gacantaa ku gororsi xukumaddii hore waa la riday mid cusub in la dhisayana nooma muuqatee Ma qeyb ayaad ka noqoneysaan Mise”