Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland ? (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir-guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo maanta looga hadlay Amniga, dhacdooyinka todobaadka, xaaladda COVID-19, Tacadiyada Haweenka iyo Fursadaha Caruurta.