Wasiir Jaamac “Sarakac ayaa ku yimid Kiisaska COVID-19 ee gudaha Puntland” (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, ayaa ku dhawaaqay inuu dib ugu soo laba-kacleeyay cudurka COVID-19 Degaanada Puntland, Isagoona ugu baaqay Shacabka Puntland inay muujiyaan feejignaan dheeri ah.