Pyongyang: Saraakiil dhaliishay Kim Jong-un oo la toogtay

This undated picture released from North Korea's official Korean Central News Agency (KCNA) on August 4, 2016 shows North Korean leader Kim Jong-Un (C) delivering a speech at the 3rd Meeting of KPA Activists in O Jung Hup-led 7th Regiment Title Movement at the April 25 House of Culture in Pyongyang. / AFP / KCNA / KCNA (Photo credit should read KCNA/AFP/Getty Images)

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa dil ku fulisay shan kamid ah saraakiisha wasaarada ganacsiga ee dalkeeda, kadib markii ay madaxwayne Kim Jong Un ka dhaliileen xaflad casho, dhaqaala xumida dalkaasi.

Qoysaska saraakisha ganacsiga ee la dilay ayaa sheegay in la geeyay xero milatariga uu leeyahay waxaana si wadajir ah loogu fuliyay dil qisaas ah, 30kii bishii July

Daily Mail.