Ugu danbayn Farmaajo oo laba Qodob ku dhagan

Farmaajo 2-Qodob,ayuu ku dhagan yahay ugu danbayn sida wararku sheegayaan.

1.In xildhibaanka ergada dooranaysaa noqoto 101.

2.In 2-goobood Dowlad Goboleed walba doorashadu ka dhacdo.

La soco…