Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Gudoo Aqalka-sare

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari iyo Mudane Mowliid Xuseen Guhaad.

Kulanka,ayaa ka dhacay hoyga Gudoomiyaha Aqalka Sare,ayaa looga hadlay guud ahaan xaalada uu dalku marayo.

Guddoonka Aqalka Sare uu Madaxweynaha ku bogaadiyey doorkiisa muhimka ah ee samata bixinta Dalka.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND