Gaalkacyo iyo Todobaadkan

Gaalkacyo dhan walba isbadal,ayaa ku yimid waxayna samaysay horumar kadib hawlgaladii amaan ee ka bilowday 6-bilood ka hor.

Dhabarka waxaa laga jabiyay qorshayaashii argagixisada,iyadoo lakala daadiyay kooxihii isku xirnaa ee fulin jiray qaraxyada iyo dilalka qorshaysan.

Waxaa gododkoodii la burburiyay Cabtooydii iyo Tuugadii.

Gaalkacyo caawa waxaa si adag uga hawlgalaya Ciidan gaaraya ilaa 400 oo iskugu jira Boolis,Daraawiish,Badda iyo Sirdoonka.

Si gaar ah waxaa mudan in loo bogaadiyo Talye Muumin iyo Dhalinyarada Wadsniyiinta ee Pisa.

Jibril Qoobey.