Baarlamaanka Somaliya oo ansixiyay Heshiiskii doorashada

252-Xildhibaan,ayaa ogolaaday heshiiskii doorashada ee Madaxda Qaranka Somaliyed.

Laba Xildhibaan,ayaa diiday,waxaana ka aamusay Hal Xildhibaan.

Sidaa,ayuu dalku si sharci ah ugu galay doorasho 2020-21.

Jibril Qoobey.