Maxaa uqabsoomay W.Maaliyada Puntland 2-dii sano Ee udanbeeyay?

Wasaarada Maaliyada Puntland markii xaqiiqda laga hadlo waxqabad la taaban karo ayay muujisay labadii sano ee udanbeeyay.

Bixinta Mushaahaaraadka si joogta ah.
Bixinta Adeega iyo kabida.
Fariisinta Miisaaniyada.
Soo xaraynta ku talagalkii Dakhli.
Samaynta hal God Dowlada oo idil.

Dhamaan guulahaas waxay gaartay,iyadoo uu jiro Coronavirus dhulka la galay dhaqaalihii caalamka.

Sicir bararka laga qaylinayo mahan wax la taaban karo eeediisa.

Hadii Shilinku dhaco ama koco midna saamayn kuma yeelanayo Dadka caadiga ah,sababtoo ah maba isticmaalaan.

Koobka Shaaha ilaa Neefka Xoolaha,waxaa intooda badan lagu kala iibsadaa Dolar laysku tuuro.

Sarakaca hada ku yimid Shilin Somaliga waa mid uu sababay Lacag laga soo raro Koonfurta Somaliya oo dolar looga badslo suuqyada Puntland.

Wasaarada iyo shaqaalaheedu amaan iyo bogaadin ayay mudan yihiin.

Jibril Qoobey.