PSF oo lagu eedeeyay in ay dayaceen amniga Mudug

Waa dhoolatus been ah Kartoonadan ay la wareegayaan Ciidanka magaca sharafta badan wata ee PSF.

Amniga qayb kama qaataan makala jecla dana kama galaan.

Shaki weyn oo mudo soo socday una muuqda hada mid loo hakan karo,ayaa jira oo tilmaamaya in qayb qayb ka yihiin falalka amni daro ee dhacaya.

Bishii ugu danbaysay waxaa laga kari la’a yahay doorkiina ka qaata xoojinta amniga Gaalkacyo.

Dowladu waa in ay dib u eegtaa PSF oo hadaysan amniga ka shaqaynayn ugu yaraan Mudug halaga raro si aysan qayb uga noqon amni darada.

Jibril Qoobey.