Duqa Gaalkacyo oo Hub ugudbiyay Alshabaab

Waa wax laga xumaado in Duqa Gaalkacyo baqdin daraadeed Alshabaab Hub ugado ay ku amreen soo iibintiisa.

In mudo ah waxaa isa soo tarayay in Duqa udabcay Alshabaab bixiyana lacagta sakawaatka.

Balse ugu danbayn waxaa la xaqiiqsaday markii la helay xogtan ka shiftay Hub Duqa Gaalkacyo iibshay una diray Alshabaab.

Intaas ka badan in aan lasii daawan karin,ayaan filayaa Duqa haya xilka uusan qaadi karin.

Jibril Qoobey.