Video:-Rugtii Ganacsiga Puntland oo lakala diray

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warashadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi oo warbaahinta kula hadlay Garoowe,ayaa sheegay in la kala diray Guddiga Maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warashadaha Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka