Video:-Galmudug oo qarka usaaran in ay kala dhaqaaqdo

Ciidamadii ugu horeeyay ee tababar loo sameeyo oo maamulkaasi yeesho,ayaa xalay soo gadooday soona jiiray Ciidamo damcay in ay hor istaagaan.

Ciidamadan waxay soo gaareen Gelinsoor,iyagoo kusii jeeda Gaalkacyo.

Khilaafka Ciidankan keenay in ay soo gadoodaan,ayaa ku salysan dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo qaybta Galmudug.

Halkan ka daawo muuqaalka