Video:-Sidee ushaqeeyaa Kastamka Fariiryaale?

Agaasime ku xigeenka Guud ee Dakhliga ee wasaaradda maaliyadda Dawladda Puntland Abshir Maxamed Abshir iyo Wafti uu Hogaaminayo,ayaa Kormeer shaqo ku tagay Kastamka Deegaanka Faliryaale ee Gobolka Sool waxa ayna ukuurgalayeen habka shaqo ee Kastamka.

Halkan ka daawo muuqaalka