VIDEO: Beesha Mareexaan oo Ciidammo iyo Hub ku wareejisay Galmudug

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo maalmhan socdaal ku marayay Gobolka Galgaduud ayaa waxaa mgaalada Cabudwaaq kula wareegay Gadiid dagaal iyo Maleshiyaad .

Gadiidka manta lagu wareejiyay Madaxweynaha iyo Ciidanka waxay ka mid noqonayan Ciidamada Daraawiishta Galmudug, Odayaasha iyo Saraakisha Beesha Celi ayaa Madaxweynaha u sheegay in manta wixi ka danbeya ay gadiidkas ku wareejiyeen Dowlada Galmudug.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa beesha Celi uga mahadceliyay sida ay u garab istaageen Dowlada Galmudug waxaa uu sido kale ugu baqay Beelaha kale ee Waqayiga Galgaduud in ay ayagana so wareejin Qalabka ay hayaan.