VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 47-aad.