VIDEO: DFS oo loogu baaqay inay xiriirka u jarto Faransiiska

Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Soomoow oo kamid ah culimada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay xiriirka u jarto Dowladda Faransiiska.

“Dowlada Soomaaliya waa iney Xariirka Ujartaa Faransiiska Maadaama Madxweynaha wadankaasi uu u gafay Nabi Maxamed naxariis iyo Nabad galyo Korkiisa ha ahaatee” ayuu yiri Sheekh Soomoow