VIDEO: Banaan-bax ka dhan ah Madaxweynaha Faransiiska oo ka dhacay Badhan

Shacabka Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag ayaa maanta dhigay banaanbax ay uga soo horjeedaan Aflagaadadii uu Madaxweynaha Faransiisku kula kacay Nebi Muxamed (NNKH).

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=3518199058260848&id=1347891271958315