VIDEO: Puntland oo wada qorshe lagu yareynayo Isticmaalka dhuxusha

Wasaaradda Deeganka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimiladda Dawladda Puntland ayaa magaaladda Garowe Tababar uga furtay 12 Qof oo labarayo sida loo sameeyo Birjikooyinka Dhuxul Tashiisha, Dadkan oo ka howl geli doona Xarumo birjikooyinka lagu samaynayo.