VIDEO: Booliska Puntland oo gacanta ku Rag fal arxan-darro ka geystay Boosaaso

Taliska Booliska Gobalka Bari Ayaa Cawa Shaciyay In Gacanta Lagu Dhigay Labo Danbilayaal qiraal la ah Dilka Gabar Yar oo lagu magacaabo Marxumad Naciimo Cabdi Maxamed 24-10 laga helay medkeeda duleedka Bosaaso.

Baritaano socday mudo oo ay ka qeyb qateen ciidamada booliska gobalka bari iyo lamaha kala duwan ee danbi barista ayay u soorta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan ragii ka danbeeyay falkaan lagula kacay gabadhaan kuwaas oo ku dhuumalesanayay Bariga Magalada Bosaaso Kadibna qirtay in ay dilka iyo kufsi ugeesteen Marxuumada.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud iyo Xeer ilaliyaha gobalka bari Bashiir ayaa sheegay Cadaalada lahor geendoono ragaan waxanan ay umhadceliyeen Ciidamada Booliska Gobalka Bari Dadaalka ay ku bixiyeen in ay gacanta ku soo dhigaan ragaan.