Ra’iisul Wasaaraha UK oo ka hadlay Guusha Biden

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingariiska Boris Johnson ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka Joe Biden iyo Ku-xigeenkiisa Kamala Harris, kuwaas oo ku guuleystay Doorashada.