Awaamiir lagu xoojinayo Amniga Qardho oo la soo saaray (VIDEO)

Guddigga Amnigga Gobolka Karkaar ayaa soo saaray Awaamiir cusub oo lagu suggayo Amnigga Caasimadda Gobolka Karkaar ee Qardho.